home All News open_in_new Full Article

Wasaarada Ciyaaraha iyo Xiriirka kubada cagta  oo Muqdisho soo dhaweyn ugu sameynaya Feeryahanada Ramla Cali

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya iyo Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa qabanaya kulan soo dhaweyn iyo maamuus heer sare ah oo loogu sameynayo Ramla Cali, gabadha Soomaaliyeed ee magaca dalka ku sharaftay caalamka ciyaaraha feerka. Ramla Cali waa astaan dhiirrigelin iyo geesinimo u ah dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan gabdhaha, iyadoo ku dayasho mudan guulaha […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1594859635
Add Watch Country

arrow_drop_down